UNODC Eastern Africa News and Stories

You are here: Home / News

Skills for Future: Rehabilitation of Female Prisoners through Vocational Training in Somaliland

For the first time ever, a female-oriented vocational programme for prisoners’ rehabilitation to support their lives after prison was implemented in Somaliland by United Nations Office on Drugs and Crime (UNODC) Global Maritime Crime Programme (GMCP), in collaboration with the Ministry of Justice and under the Joint Rule of Law programme phase II (JROL).The programme offered a six-week training on tailoring, henna designs, and culinary arts at Gabiley Prison. These courses were identified by the national counterparts on marketable skills for women in Somaliland and to enable the women break the cycle of incarceration and social exclusion.

To further demonstrate its commitment to women’s empowerment and gender equality in accordance with SDG 5, UNODC has engaged with local female-owned businesses and three qualified women from the Gabiley community were recruited to facilitate vocational training. By recruiting local trainers, the programme aimed to build not only the skills of female prisoners but also an understanding of the rehabilitation of prisoners and change the local community’s perception towards female prisoners.

I have been in the tailoring industry since 2012 and this is the first time, I am teaching prisoners. I don’t see these women as criminals, but people who need help, support, and guidance in their journey toward getting back on track with life. (Nimco, Vocational Trainer)”

Through this vocational training, female prisoners can envision life outside of the prison, motivating them to focus on rehabilitation and reintegration. Nuura, a 35-year-old woman, sentenced to 5 years for selling alcohol stated, “I sold alcohol to provide for my children.

This training is an opportunity to get some skills that will hopefully lead to employment. I went from someone who didn’t have any artistic skill and now I know how to draw a leaf with henna.”Muna, another prisoner highlighted, “With this training, I can improve my skills and keep practicing. I can do business with it when I leave”

Thanks to the support from the EU and Sweden through Multi Partner Trust Fund, JROL contributed to strengthen Rule of Law in Somaliland. Under the programme, UNODC has been working with the Ministry of Justice and Somaliland Custodial Corps to

promote humane detention, rehabilitation, and reintegration of prisoners in Somaliland. As gender mainstreaming is one of its aims, UNODC has honor to deliver the first female prison officers training and vocational training. These pilot initiatives showcased the impact of reducing bias towards female prisoners and UNODC continues to seek opportunities to support the correction sector with a focus on gender equality.  

 

XirfadahaMustaqbalka: Maxaabiis haween xabsiga Gabilay tababar lagu siiye

Waa markii ugu horeysay Somaliland lagu qabtay barnaamij xirfadeed ku salaysan hab-dumar oo loogu talo galay dhaqancelista maxaabiista si ay noloshooda ugu kaalmeeyaan xabsiga ka dib. waxaa Somaliland ka hirgeliyey hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dambiyada maandooriyaha iyo dambiyada kale ee (UNODC-GMCP) oo kaashanaysa wasaaradda CadaaladdaSomaliland iyo sida hoos timaada Barnaamijka Wadajirka ah ee Xukunka Sharciga ee qeybta II (JROL).

Barnaamijkan lagu qabtay xabsiga Gabilay ayaa lagu soo bandhigay tababar lix todobaad ah oo ku saabsan tolida dharka, barashada qaabka xinaha iyo cunto karinta.. These courses were identified by the national counterparts on marketable skills for women in Somaliland and to enable the women break the cycle of incarceration and social exclusion. Hay’adaha qaranka ayaa dareensan in koorsooyinkani ay u sahli doonaan haweenka maxaabiista ah in ay ka xoroobaan xabsi kuso noqoshada iyo ka saarista bulshada.

Si loo sii muujiyo sida ay uga go’an tahay xoojinta haweenka iyo sinnaanta jinsiga si waafaqsan SDG 5, UNODC waxay la hawlgashay ganacsiyo ay haweenku leeyihiin oo deegaanka ah, waxaana saddex haween ah oo aqoon u leh bulshada Gabiley laga shaqaaleysiiyay si ay u fududeeyaan tababarrada farsamada gacanta. Waxaan shaqaaleysiinnay tababarayaal maxalli ah oo ujeedadu tahay in la dhiso xirfadaha haweenka maxaabiista ah iyadoo isla markaana aan dhiseeno fahamka dhaqancelinta maxaabiista, iyadoo aan rajeyneyno in aan beddelno aragtida bulshada maxalliga ah ee maxaabiista haweenka ah.

“Dawaarlenimo ayaan ku shaqaynayay ilaa 2012, waana markii ugu horreysay oo aan maxaabiista wax baro. Uma arko haweenkan inay yihiin dambiilayaal, laakiin dad u baahan caawimo, taageero, iyo hanuunin socdaalkooda ku wajahan sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen wadada nolosha’ (Nimco –Tababar bixiye)

Tababarkan xirfadeed awgeed, maxaabiista dumarka ah waxay rajayn karaan nolol ka baxsan xabsiga, taasoo ku dhiirigelinaysa inay diiradda saaraan baxnaanintu iyo dib ula soo noqoshada. Nuura, oo 35 jir ah, ayaa lagu xukumay 5 sano oo Qamri iib,waxay tiri  ”Waxaan iibin jiray khamriga si aan lacag u helo si aan u daryeelo carruurtayda. Tababarkani waa fursad lagu helo xirfado rajo leh oo u horseedi doona shaqo. Waxaan ahaan jiray qof aan lahayn xirfad faneed, hadda waxaan garanayaa sida caleen loogu sawiro xiinaha.”

Muna, oo ah maxbuus kale ayaa tiri, "Tababarkan, waxaan ku horumarin karaa xirfadeyda oo aan ku sii shaqeyn karaa, waxaan ku ganacsan karaa marka aan baxo."

Waxaa mahad leh taageerada Midowga Yurub iyo Sweden, JROL waxay gacan ka gaysatay xoojinta ku dhaqanka sharciga Somaliland. UNODC waxay kala shaqaynaysay Wasaaradda Cadaaladda iyo Ciidanka Asluubta Somaliland sidii kor loogu qaadi lahaa xidhninta maxabiista si bini’aadanimo leh, dhaqancelinta iyo dib u soo celinta maxaabiista Somaliland. Maaddaama dhex-dhexaadinta jinsiga ay tahay mid ka mid ah ujeeddooyinkeeda, UNODC waxay sharaf u leedahay inay bixiso tababar haweenka ee saraakiisha xabsiyada iyo tababar xirfadeed oo maxabiista haweenka.Tababara noocan oo meela kala lagu qabtay ayaa muujiyay saamaynta ay ku leedahay yaraynta eexashada haweenka maxaabiista. unodc waxa ay hiigsaneysaa in ay taageerto xabsiyada Somaliland iyada oo diiradda la saarayo sinnaanta ragga iyo dumarka ee maxaabiista.

Waxaa mahad leh Midowga Yurub iyo Sweden, JROL waxay gacan ka gaysatay ku dhaqanka sharciga Somaliland.