UNODC Eastern Africa News and Stories

You are here: Home / News

Tackling Illegal, Unreported, and Unregulated Fishing in Somalia

Mogadishu, Somalia, March 2023– With the longest coastline in continental Africa and vast marine resources, Somalia’s waters are especially vulnerable to illegal, unreported, and unregulated (IUU) fishing and associated crimes. In fact, reports suggest that $300 million is lost annually in Somalia due to IUU fishing, with foreign vessels sometimes engaging in dynamite fishing, which damages local marine resources, affects the livelihoods of local fishermen, and diverts funds away from Somalia’s economic development.

Mr. Ahmed Sheikh, a Monitoring, Control, and Surveillance Officer, saw first-hand the impact of IUU fishing, noting that “I was born in a coastal area in Somalia, and I used to love swimming in the ocean and seeing the diversity of fish. Now, when I go swimming, there are fewer fish to see, and it is disappointing how IUU fishing has deprived Somalia.” In response, the Somali government has mobilized to strengthen its fisheries management and enforcement capacity in collaboration with international partners, including UNODC. 

Regarding requests from the UN Security Council, UNODC pioneered a fisheries pilot project in collaboration with the Ministry of Fisheries and Blue Economy, the Attorney General’s Office, and the Mogadishu Maritime Police Unit. In October 2021 and June 2022, a series of training sessions brought together inspectors, prosecutors, and boarding officers to learn about fisheries protection and inspection skills. More recently, UNODC co-delivered fisheries patrol operation training at sea, equipping officers with vessel, board, search, and seizure (VBSS) techniques to combat crimes in the fisheries sector. Thanks to a partnership with EU NAVFOR, the Regional Centre for Operational Coordination, and Seychelles authorities, the trainees engaged in simulation exercises and learned how to “navigate various scenarios that we might encounter during operations, including fire hazards on board and flooding of the vessel”, as Ahmed Sheikh observed. 

To complement the suite of fisheries enforcement training exercises, UNODC also donated communications equipment to the Fisheries Monitoring Centre in Somalia to enhance maritime domain awareness and responses to crimes in the fisheries sector. The sessions and donations were possible thanks to the Kingdom of Denmark.

Now and in the future, UNODC stands ready to further support Somalia in protecting its waters from crimes in the fisheries sector and capitalizing on its marine resources for economic development.

Click here to watch the training video: https://youtu.be/hSBHM5f-Vgo

For more information, please contact:

Mr. David O’Connell (David.OConnell@un.org)

Global Maritime Crime Programme

United Nations Office on Drugs and Crime 

 

Wax ka qabashada Kalluumeysiga Sharci-darrada ah, Aan la soo wargelin, oo aan la sharciyeyn (IUU) eegudaha Soomaaliya.

Muqadishu, Somalia, Maarso 2023- Iyada o oleh xeebta ugu dheer qaaradda Africa iyo kheyraadka badda ee baaxadda leh,biyaha Somalia waxay si gaar ah ugu nugul yihin kalluumeysiga sharci-darradda ah,aan la soo wargalin,iyo kuwa aan sharciyeysneyn (IUU) iyo dambiyada la xiriira. Run ahaantii, warbixinadu waxa ay sheegayaan in $300 oo milyan oo dollar ay sanad walba Somaaliya kaga lunto khalluumeysiga sharci darada ah IUU,iyadoo maraakiib shisheeye ay mararka qaar ku kacaan falal burburin ah,sida jariifka iyo kalluumeysiga loo adeegsadi qaraxa, taasoo waxyeello u geysata kheyraadka badda ee gudaha, isla markaana saameyn ku yeelata nolosha kalluumeysatada gudaha, waxayna dhaqaalaha ka leexisaa horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Mudane Axmed Sheekh oo ah Madaxa Dabagalka, Xakamaynta iyo ilaalinta, ayaa indhihiisa ku arkay saamaynta kalluumaysiga Sharcidarada ah ee Soomaaliya IUU, isagoo xusay in “Waxaan ku dhashay dhul xeebeedka Soomaaliya, waxaan aad u jeclaa in aan ku dabaasho badda iyo in aan arko noocyada kala duwan ee kalluunka. Hadda marka aan dabbaasha tago waxaa jira kalluun yar oo la arki karo, waana wax laga xumaado sida kaluumaysiga sharci darada ah IUU kalluumeysiga Soomaaliya uu u  dhibaateeyay.” Iyada oo taas ka duulaysa, dawladda Soomaaliya waxa ay abaabushay sidii ay u xoojin lahayd maaraynta kalluumaysiga iyo awoodeeda dhaqan gelinta iyada oo la kaashanaysa hay’adaha caalamiga ah oo ay ka mid tahay UNODC.

Marka la eego codsiyada ka yimid Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, UNODC waxay hormuud ka ahayd mashruuc tijaabo kalluumeysi ah oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyo Qeybta Booliska Badda ee Muqdisho. Bishii Oktoobar 2021 iyo Juunyo 2022, tababaro isdaba joog ah ayaa isu keenay kormeerayaal, xeer-ilaaliyeyaal, iyo saraakiisha kora maraakiibta/ doonyaha (boarding officers) si ay u bartaan xirfadaha ilaalinta iyo kormeerka kalluumeysiga. Dhowaan, UNODC waxay si wadajir ah u siisay tababar hawl-galka kalluumaysiga ee badda, qalabaynta saraakiisha maraakiibta, Koridda, baadi-goobka, iyo qabashada (VBSS) si loola dagaallamo dambiyada ka dhaca qaybta kalluumaysiga. Mahadcelinta iskaashi lala yeeshay EU NAVFOR, Xarunta Gobolka ee Isku-dubbaridka Hawlgalka, iyo maamulka Seychelles, ardaydu waxay ku hawlanaayeen layliyo jilitaan waxayna barteen sida "loo dhex maro xaalado kala duwan oo aay la kulmi karaan inta lagu jiro hawlgallada, oo ay ku jiraan khataraha dabka ee markabka iyo dagidda markabka ”, sida uu Axmed Sheekh u kuur galay.

Si loo dhamaystiro tababarka isku xiran ee dhaqan gelinta kalluumaysiga, UNODC waxa ay sidoo kale qalab isgaarsiin ku wareejisay Xarunta Dabagalka Kalluumaysiga ee Soomaaliya si kor loogu qaado wacyiga dhinaca badda iyo jawaabaha dambiyada ka dhaca waaxda kalluumaysiga. Tababarada iyo tabarucaadka kalfadhiyadan ayaa waxaa mahadeeda iska leh Boqortooyada Denmark.

Hadda iyo wixii ka dambeeya, UNODC waxay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka taageerto sidii ay badaheeda uga ilaalin lahayd dembiyada dhanka kalluumaysiga iyo ka faa'iidaysiga kheyraadka badda ee horumarinta dhaqaalaha.

Riix halkan si aad u daawato muuqaalka tababarka: https://youtu.be/hSBHM5f-Vgo

Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan la xiriir:

Mr. David O’Connell (David.OConnell@un.org

Agaasimaha Barnaamijka Badweynta Hindiya

Barnaamijka Dambiyada Badaha Caalamiga ah

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan daroogada iyo dambiyada

Riix halkan si aad u booqato websaydka barnaamijka dambiyada badaha caalamiga ah ee UNODC.